På skatteverket.se använder vi kakor (cookies) för att webbplatsen ska fungera på ett bra sätt för dig. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder kakor. Vad är kakor?

För närvarande kan det vara problem med att logga in på Mina sidor.

Logotyp, till startsidan

Caddeyn bixiyaha

Caddeyn bixiyaha waa qof si fiican kuu yaqaano oo caddeyn karo xiriirka inka
dhaqeeyo. Caddeyn bixiyaha waa in uu 18 buuxiyay oona xaqiijin karaa qofka uu
yahay isaga oo isticmaalayo dokumenti aqoosi oo ansaxan.

Dadkaan soo socda mid ka mid ah baa noqonkaro caddeyn bixiye:

  • Xaaskaada, ama qofka kula diiwangalsan
  • Carruurtaada ama carruurtaada carruurtooda oo 18 sano gaaray
  • Waaridkaaga/qofka mas’uuliyadaada haayo
  • Walaal kula dhashtay oo hal ama labaddada waarid dhaleen oo 18 sano
    buuxiyay
  • Waaridka hooyadaa ama aabahaa

Qofka aad la nooshahay marka loo eego sharciga qofka kula nool wuu noqon
karaa caddeyn bixiye. Adiga iyo sharci bixiyahaadda si la inkugu oqoonsaddo dad
isla nool waa in aad isla daggantihiin oo carruuurna inka dhaxeeyso. Arrintaas
waxaa caddeynkara in aad isla daganeeydeen ugu yaraan lix bilood.

Ugu dambeystii dadkaan soo socdo weey noqon karaan caddeyn bixiyeyaal hadii
eey soo qaataan qaraar ama caddeyn oo tusineysa xiriirka inka dhaxeeya:

  • Qof ku maamule ama mas’uul kaa ah
  • Waalid ka yimid guriga lagu daryeelo carruurta
  • Shaqaalaha degmada ama shaqaalaha hey add dowladeed oo xiriir shaqo inka
    dhaxeeyo, tusaale ahaan, xooghayaha bulshada, qofka ku siinaaya warbixinta
    waddanka marka aad cusubtahay, qofka gacanhayaha kuu ah jaamacadda aad
    dhigatid ama mid la mid ah
  • Shaqo‐biyiyahaaga oo aad u shaqeeyneysay ugu yaraan hal sano


Caddeyn bixiyaha
Skatteverket

Till toppen