Ku cusubtahay Iswiidhan - filimyadii
Fiirso filimyada la dhaho Ku cusubtahay Iswiidhan oo ka heleysid warbixino ku saabsan waxyaabaha aad u baahantahay inaa horey usoo qaadato markaa diwaangalineysid inaa wadanka usoo guurtay, sida loo codsado kaarka aqoonsiga iyo warbixino kale oo muhiim ah.
Diwaangalinta bulshada
Diwaangalinta bulshada waa meesha aasaasiyan laga diwaangaliyo bulshada Iswiidhan. Diwaangalinta bulshada waxaa laga heli warbixino sida dadka ku nool Iswiidhan iyo meesha ey ka deganyahiin.
Guurid Iswiidhan dhexdeeda
Maxaa aniga ubaahnahay inaa ku fikiro markaa u guuri meel kale oo isla Iswiidhan?
Lambarka dhalashada
Waa maxay lambarka dhalashada? Lambarka dhalashada waa tilmaame shaqsi oo laga heli warbixin oo sida wakhtiga adiga aad dhalatay.
Kaarka aqoonsiga
Waa maxay sababta ey u wanaagsantahay qofka inuu haysto kaarka aqoonsiga? Maxaa aniga u baahnahay inaa ku fikiro markaa doonaayo inaa codsado kaarka aqoonsiga?
