Lördag den 18 oktober klockan 08.00-20.00 sker underhåll som kan medföra störningar och avbrott på Skatteverkets e-tjänster.
Haddii uu kaa dhumo kaarkaada aqoonsiga waa in aad isla markii wacdid taleefoonka 020-32 32 62 oo isla markaas xiraya kaarka si uusan qof kale u isticmaali karin. Haddii kaarka aqoonsiga lagaa xado waa in aad booliiska wargelisaa.