Haddii aadan hubin in aad buuxisay shuruudaha iyo in kale waad dhiibi kartaa foomkaada si kastaba.
Hey’adda cashuuraha waxey qiimeyn ku suubindoontaa warbixintaada oo aad foomka ku qortay, tusaale ahaan, haddii xiriir addiga iyo qof kale inka dhaxeeyay dhamaaday, ama baasaboor ajanabi ah. Haddii aan u baahano warbixintaada hey’addo kale aan wareeysaneynaa, ama waxaan ku weydiin karnaa haddii aan u baahano in aad foomkaada warbixin kale ku dartid oo caddeyn kara qof ahaantaada.